Askar katirsan ciidanka Dowlada oo Gaadmo lagu dilay

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa maanta Deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen sadex askari oo katirsanaa ciidanka Milatariga Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in rag biskoolado ku hubeesan gaadmo ku dileen sadexda askari oo ku sugnaa Isgooska Ceelasha biyaha, kooxdii dilka fulisay ayaana la sheegay in goobta ka baxsadeen. Ciidamo … Continue reading Askar katirsan ciidanka Dowlada oo Gaadmo lagu dilay